Samsung Galaxy Glasses: Kacaanka Cusub ee Muraayadaha Casriga ah (AR/VR)
Samsung Galaxy Glasses Dunida tignoolajiyada waxay qarka u saaran tahay isbeddel weyn, iyadoo shirkadda Samsung ay si rasmi ah ugu biiraysa tartanka qalabka xidhashada ee loo yaqaan “Extended Reality” (XR). Ka dib marcai Apple ay soo saartay Vision Pro, indhaha dunida oo dhammi waxay soo eegayeen Samsung. Maqaalkan waxaynu ku falanqayn doonaa wax kasta oo […]

