Ma Ka Daashay Windows Update? Halkan ka baro Sida aad U Xalin Laheyd ? 2026
Dunida tiknoolajiyada casriga ah, cusboonaysiinta nidaamka (Windows Updates) waa arrin muhiim u ah ammaanka, waxqabadka, iyo xasilloonida kombiyuutarka. Si kastaba ha ahaatee, isticmaalayaal badan ayaa ka cawda in cusboonaysiintaasi ay mararka qaar ku yimaadaan waqti aan ku habboonayn. Haddaba, Microsoft waxay soo bandhigtay fursad cusub oo u oggolaanaysa isticmaalayaasha inay hakad geliyaan Windows Updates ilaa […]










